SBS Somali - SBS Afsomali cover art

Podcast

SBS Somali - SBS Afsomali

1,214 episodesLatest about 9 hours agoNew episode
Recorded in AustraliaAbout AustraliaSomaliNewsDaily NewsSociety & Culture
Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

Episodes — page 27

  1. Somalia News - Warkii Soomaaliya: Jimce 31 October 2025

    Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sh. Maxamuud iyo wufuud kale ayaa ka qayb galay shirka xuska shirkii nabadeynta Soomaaliyeed ee Carta - Djibouti

    10:55
  2. What are Australia’s fishing laws and rules? - Australia Explained: Sharciyada iyo xeerarka kalluumaysiga Australia ma taqaannaa?

    Thinking of going fishing in Australia? Make sure you are familiar with local regulations, including licensing systems, closed seasons, size limits, permitted gear, and protected s…

    12:26
  3. Booliska Brazil oo xasuuq lagu eedeeyey shirka COP-30 ka hor

    Iyadoo uu shirweynaha cimilada ee qarammada midoobey todoobaad ka dib, ka bilaabmi doono dalka Brazil, ayaa booliiska Brazil, si lama filaan ah weerar ugu qaaday koox ka mid kuwa d…

    09:20
  4. Dareenka ka mid ahaansha Australia ee bulshooyinka kala luqadaha duwan

    Warbixin cusub oo ay wada-jir usoo saareen SBS iyo Jaamacadda Canberra University, ayaa shaaca ka qaadday in dareenka ka-mid-ahaanshaha bulshada, ee bulshooyinka kala dhaqanka duwa…

    06:11
  5. SBS News Somali - Warka Khamiis: 30 October 2025

    Labaatankii kun ee ugu dambeeyey ee xidhmooyinka daryeelka guriga ee waayeelka ayaa maanta la kala qaatay. Hay'adda WHO-na waxay sheegtay 460 qof lagu dilay cisbitaal ku yaalla Dar…

    04:39
  6. SBS News Somali - Warkii Arbaco: 29 October 2025

    Warkii maanta ee Australia iyo caalamka ee maanta oo Arbaco ah

    11:20
  7. Somalia News - Warkii Soomaaliya: Arbaco 29 October 2025

    Warkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya

    12:16
  8. Kidney PBS - Daawo loo raqiisiyey cudurka kelyo-xanuunka

    Dowladda federaalka ayaa barnaamijka Pharmaceutical Benefits Scheme (PBS) ku dartay daawo lagu daweeyo cudurka kelyaha. In ka badan 65,000 oo reer Australia ah ayaa la filayaa inay…

    05:37
  9. SBS News Somali - Warka Talaado, 28 October 2025

    Shirkadaha warbaahinta bulshada ayaa aqbalay inay hir-geliyaan sharciga dowladda ee carruurta ka ayar 16-jir ka xakamayn doona barasha bulshada. Website cusub oo lagu qori doono ma…

    04:32
  10. Akhriska iyo qoraalka dadka waaweyn oo hooseeya iyo saameynta fursadaha shaqada

    Shantii qof ee Australian ahba mid ka mid ah oo u dhiganta, ku dhawaad saddex milyan oo dadka da'da weyna ah, ayaa xirfaddoodda akhriska iyo xisaabaadku hooseysaan, taas oo si weyn…

    08:29
  11. SBS News Somali - Warkii Isniin: 27 October 2025

    Haya'dda ACCC oo Microsoft Australia ku furtay dacwad ku saabsan inay macaamiisheeda marin-habaabisay. Canada-na waxay sheegtay inay ku talo jirto inay dhoofinta ganacsigooda u jih…

    04:52
  12. Barnaamijkii Jimcaha 24 October 2025 oo dhammays tiran.

    Barnaajimkii Jimce, 24 October 2025, oo dhammays tiran oo laga reebay xayaysiis.

    51:02
  13. SBS News Somali - Warkii Jimcaha: 24 October 2025

    Dowladda Victoria oo qorsheynaysa inay dumiso afartan iyo afar (44) dabaq oo guryaha dadweynaha ah. M.weynaha Ruushka ayaa isna kasoo jawaabey cunaqabatayntii cusbayd ee uu Donald…

    10:56
  14. Somalia News - Warkii Soomaaliya: 24 October 2025

    M.weyna jamhuuriyadda iskeed isu magacowday ee Somaliland oo tegey Ceerigaabo oo la sheegay in lagu qabtay shir nabadeed.

    07:41
  15. Xasaasiyadda laws-ka ee carruurta - Talooyin cusub

    Daraasad cusub oo laga saaray Maraykanka ayaa lagu ogaadey in carruurta yaryar ee lawska iyo walxaha kale ee ka samaysan, hore loo siiyaa ay inta badan ka badbaadaan xasaasiyadda l…

    10:23
  16. Road trips in Australia: What you need to know before hitting the road - Baabuurka oo lagu dalxiiso Australia iyo waxaad u baahan tahay inaad ogaato

    There’s no better way to experience Australia than hitting the road. Between the wide-open landscapes, country bakery pies, and unexpected wildlife, a road trip lets you take in th…

    10:57
  17. SBS News Somali - Warkii Khamiista: 23 October 2025

    Dowladda Federaalka ayaa bilowday tijaabadii ugu horreysey ee howl-galka Airport-ka cusub ee galbeedka Sydney. Madaxweyne Donald Trump ayaa isna cunaqabatayn cusub kusoo rogey dalk…

    04:48
  18. SBS News Somali - Warka Arbacada, 22 October 2025

    Dabaylo iyo duufaanno ayaa laga filayaa maanta qaybo badan oo Austrlia ka mid ah. M.weynihii hore ee Faransiiska, Nicolas Sarkozy ayaa bilaabay xabsi shan sannadood ah.

    10:13
  19. Somalia News - Warkii Soomaaliya: Arbaco, 22 October 2025

    Siyaasiyiintii mucaaradka ee dhowaan la heshiiey M.weyne Hassan Sh. Mohamud ayaa loo diidey inay diyaarad u raacaan Baydhabo.

    10:48
  20. Sida hadal naxariis lehi uga hor-tegi karo kufidda waayeelka

    Ka-hortagga dhicitaanku ma fududa, gaar ahaan marka dadku aanay akhriyi karin ama fahmi wacyi-gelinta ku qoran Ingriisada. Australia gudeheeda, afartii qofba hal qof oo da’diisu ka…

    08:34
Now Playing