SBS Somali - SBS Afsomali cover art

Podcast

SBS Somali - SBS Afsomali

1,214 episodesLatest about 8 hours agoNew episode
Recorded in AustraliaAbout AustraliaSomaliNewsDaily NewsSociety & Culture
Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

Episodes — page 26

  1. SBS News Somali - Warka Arbaco: 13 November 2025

    Dowladda Victoria oo soo rogaysa sharciyo cusub oo carruurta 14-jir iyo ka weyn ah ee dambiyada culus gasha loogu xukumi karo sida dadka waaweeyn. Madaxa hay'adda sirdoonka ee Aust…

    09:57
  2. Somalia News - Warka Soomaaliya: Arbaco 12 November 2025

    Dowladda Soomaalia oo xallisay shaqo-joojintii laga sameeyey Airport-ka Aadan-cadde ee Muqdisho iyo Xiisadahii dagaal ee deegaanka Wanle-weyn oo shakhsiyaad loo soo xidhay.

    08:53
  3. Interview - Waraysigii Hani Abdille: Shirkii Sydney ee dhallinta Africa ka soo jeedda

    Hani Abdille oo Sydney joogta ayaa ka warrantay shirkii dhallinyarada Afrika ka soo jeedda ee Australia oo sabtidii 8-da November 2025 lagu qabtay magaalada Sydney.

    10:12
  4. SBS News Somali - Warka Talaado: 11 November 2025

    Ra'iisal wasaare, Anthony Albanese ayaa taageeray mamnuucidda astaamaha kooxaha neo-nazi-ga. Donald Trump-na wuxuu cafis u fidiey koox ay xulafo ahaayeen oo hore ugu xidhnaa isku d…

    04:49
  5. Dating or matchmaking: How to find a partner in Australia - Australia Explained: Sida Australia looga helo lammaane.

    Many newly arrived migrants in Australia seek relationships not only for romance but to regain a sense of belonging. Separation from loved ones often drives this need for connectio…

    13:30
  6. SBS News Somali - Warka Isniin: 10 Novermber 2025

    Premeir-ka New South Wales ayaa sheegay inuu sii adkayn doona sharciyada mamnuucidda astaamaha kooxaha Neo Nazi-ga. Afartan kun oo carruurta reer Gaza ahna waxaa u bilaabmay tallaa…

    05:24
  7. Shimbiraha penguin-ka oo halis ugu jira is-beddelka cimilada adduunka

    Koox caalami ah oo saynisyahanno ah ayaa ka digtay in shimbiraha penguins-ka la yiraahdo ay dunida oo dhan halis ugu jiraan saamaynta cimilada daran.

    06:58
  8. SBS News Somali - Warkii Jimce: 7 November 2025

    Wiil dhallin yaro ah oo Camberra lagu qabtay ayaa lagu eedeeyey falal xag-jirnimo ah iyadoo ay booliisku gurigiisa kasoo heleen qori been-abuur ah, qoraallo xag-jir ah iwm. Donald…

    10:51
  9. Somalia News - Warkii Soomaaliya: Jimce 7 November 2025

    Wasiirka wasaaradda gaashaan-dhigga Soomaaliyo iyo taliyaha guud ee ciidamada ayaa hor tegey golaha aqalka sare ee baarlaamaanka, halkaas oo lagu weydiiyo su'aalo ku saabsan dagaal…

    12:10
  10. Sudan Violence - Xasuuqa Al-Fasher iyo welwelka qoysaska Australia deggan

    Xubno ka mid ah bulshada Suudaan ee Australiyaanka ah, ayaa ka welwelsan qoysaskoodii oo ku go’doonsan magaalada Al-Fasher ee dalka Sudan, kadib markii ay jabhadda RSF xoog ku qabs…

    14:42
  11. SBS News Somali - Warka Khamiis: 6 November 2025

    Dowladda Australia ayaa loogu baaqay inay xakamayso isticmaalka baskeellada korontada ku socda ee loo yaqaan E-bikes.

    05:33
  12. SBS News Somali - Warkii Australia iyo caalamka: Arbaco 4 November 2025

    Halkan ka dhegeyso warkii ugu dambeeyey ee Australia iyo caalamka maanta oo Arbaco ah.

    12:17
  13. Somalia News - Warkii Soomaaliya: Arbaco 4 November 2025

    Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya, guddiga doorashooyinka madaxa bannaan iyo madax kale, ayaa ka qayb galay, shir lagu soo ban-dhigay shirkad caalami ah oo baadhitaan ku samaysay…

    09:16
  14. Saameynta xabsigu ku yeesho dhallinta First Nations iyo baaritaan lagu samaynayo

    Dowlad-goboleedyada hoos yimaada Australia ayaa waajihi doona baaritaan baarlamaan oo ku saabsan natiijooyinka iyo saameynta xarigga dhalinyarada. Waxaa kale oo il gaar ah lagu eeg…

    11:56
  15. Ingiriiska gudihiisa oo rakaab tareen saaran mindi lagu weeraray

    Maalinkii Sabtida oo bisha November ahayd 1, ayaa train ku safraya gudaha dalka Ingriiska waxaa mindi lagu dhaawacay 11 oo ka mid ah dadkii saarnaa train-ka. Booliiska Ingriiska ay…

    08:36
  16. Xisbiga National-ka oo si rasmi ah uga baxay qorshaha Net Zero - 2050

    Xisbiga National-ka ayaa si rasmi ah uga baxay taageerada siyaasadda Australia ee qorshaha net zero, waa dhimista qiiqa’e, sanadka 2050, kadib kulan ay ku yeesheen magaalada Canber…

    09:15
  17. SBS News Somali - Warka Talaado: 04 November 2025

    Dad uu dooda xuquuqda bulshada ayaa ku tilmaanay ciqaab, qorshe cusub oo oggolaanaya in Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Australia uu lacagta daryeelka bulshada ka gooyo, qofkii loo jar…

    04:32
  18. SBS News Somali - Warkii Isniin: 03 Novermber 2025

    Qof kasta oo u qalma Medicare ayaa hadda daaweynta dhakhtarrada bilaash ku helaya. Mas'uulka ugu sarreeya shirkada Optus ayaa diidey inuu ruqsasto, ka dib markii Seneterro ka ka ti…

    05:09
  19. Understanding treaty in Australia: What First Nations people want you to know - Australia Explained: Fahmidda "Treaty" - Waxa ay dadka dhulka loogu yimid rabaan inaad ogaato

    Australia is home to the world’s oldest living cultures, yet remains one of the few countries without a national treaty recognising its First Peoples. This means there has never be…

    08:33
  20. SBS News Somali - Warkii Australia iyo caalamka: 31 October 2025

    Gobolka Victoria ayaa noqday gobolkii ugu horreeyey ee heshiis (Treaty) la galay dadka dhulka loogu yimid. Prince Andrew oo ah Boqor Charles walaalkii ayaa laga qaaday dhammaan cin…

    09:13
Now Playing