
Podcast

Warka maanta waxaa ka mid, taageerada caafimaadka maskaxa ee goobaha shaqada oo laga dayriyey iyo hoggaamiyaha mucaaradka federaalka oo ku baaqday in safiirka Australia u fadhiya m…

Warka maanta oo isniin ah waxaa ka mid ah, dhakhaatiirka Australia oo ku baaqday in la kordhiyo heerka tallaalka ee hargebka iyo ra'iisal wasaaraha Australia iyo Donald Trump oo be…

Waa barnaamijkii jimcaha 17 October 2025 oo dhamaystiran, lagana reebay xayaysiiskii.

Abdiqani Nadif Muse , guddoomiyaha quddiga qaban-qaabada xafladda daah-furka degmada Shaxda-Buhodle, DDS, oo ka warramaya sidii daah-furku u dhacay.

Shixnad maandooriye ah oo lagu qabtay dekedda Muqdisho.

Each time you donate blood, you can save up to three lives. In Australia, we rely on strangers to donate blood voluntarily, so it’s a truly generous and selfless act. This ensures…

Ciiidammo ayaa iskaga dhintay Pakistan iyo Afghanistan ka dib markii dagaal ku dhex maray xuduudda u dhexeysa.

Maxakamadda sare ee New South Wales ayaa qaaddacday awoodo hore loo siiyey booliiska gobolka. Israel iyo Xammaas-na waxay weli ku muransan yihiin maydadkii Israel ee Xammaas soo ce…

Doorashada qof iyo cod oo Muqdisho ka bilaabmi doonta bisha November.

Sidee baa lagu ogaan karaa in is raad-raacidda ama is-kor-joogteynta xubhaha qoysku keento faa'iido ama dhibaato? Khubarada cilmi-nafsiga ayaa ka digaya adeegsiga Apps_ka la isku r…

Israel iyo Xammaas ayaa is dhaafsaday maxaabbiis taas oo qayb ka ah wejiga hore ee heshiiska joojinta dagaalka ee Maraykanku hoggaaminayo

Kumannaan qof Qaza kusoo dhoweeyey maxaabiistii falastiin ee Israel kasii deysey xabsiyada. Xoghaya qaramanda midoobey oo ku boorriyey dhinacyada ay khusaysaa inay fursaddan uu ist…

Senetor Lidia Thorpe oo sheegtay inay gubi lahayd aqalka baarlamaanka si ay ugu dagaallanto caddaaladda falastiiniyiinta. Donald Trump oo u socdaalay bariga dhexe si uga qayb galo…

Barnaamijkii Jimcaha - 10 October oo dhammaystiran.

Wararka SBS Somali 10 October.

Wararka SBS Somali 9 Oct.

Wararka SBS Somali 8 October 2025

Sagootin loo sameeyay Amina Diria oo shaqada ka fariisatay 28 sano kadib

Wararka SBS Somali 7 Oct.

Wararka Soomaaliya 3 oct
