
Podcast

Australia waxay ku dhaqantaa qaab-siyaasaddedka la yiraahdo Westminister oo biyo-shubkiisu yahay in dowladdu ku dhisntaato labo qaybood oo iskasoo hor jeeda – Xukuumadda iyo xukuum…

Madaxa ururka haweenka muslimiita Australia ayaa cambaaraysey hoggaamiyaha xisbiga One Nation, Pauline Hanson, oo baarlamaanka soo gashay iyadoo xiran Burqa iyo warar kale.

Dowladda Federaalka ee Australia oo loogu baaqay inay caddayso sida loo yarayn karo qiiqa xun, maaddaama aanay ku caddayn heshiiksa ay ku saxiixday shirka COP31. Ardaydii laga afdu…

Barnaajimijkii Jimcaha 21 Novemeber 2025 oo dhammays tiran.

Australia ayaa halis ugu jirta inay lumiso koboc dhaqaale oo boqol iyo konton bilyan ah haddii aanay maal-gelin Artificial Intelligence. Midowga Yurubna waxay sheegeen in qorshe na…

Wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya - Jimce 21 November 2025

Iyadoo Australia ay ku jirto marxalad loogu guurayo tamarta la cusboonaysiin karo, ayay ururrada xuquuda aadamahu, walaac ka qabaan kana digayaan in samaynta aaladahan loo isticmaa…

Agaasimaha iskaashiga caalamiga ee hay'adda Rotary Club Footscray, Jama Farah, ayaa ka warramay container laga buuxiyey agabka caafimaadka oo ay Rotary Club Footscray ugu deeqday c…

CoHealth-ka, Kensington, Fitzroy iyo Collingwood ee Melbounre, ayaa illaa badhtamaha sannadka dambe sii furnaan doona ka dib markii loo helay kharash ku-meel gaadh ah. Shirkadda Me…

Shirkadda Optus oo lagu ganaaxay boqollaal kun oo doollar. Dowladda New South Wales-na dadka ku dhawaaqa hal-ku-dhigyada Nazi-ga ayaa mutaysan kara ganaxyo iyo xabsi.

Ka dib dembiyada iyo dhaca oo batay awgeed ayuu guddoomiyaha gobolka Hiiraan awaamiir cusub oo nabadda lagu sugayo soo rogey. Jubba Land-na waxay ku dhawaaqday shir qaran.

Australia is known around the world for its rich and diverse First Nations cultures. But when it comes to native title and land rights, you might still wonder what they actually me…

Xisbiga Liberalka ayaa doortay hoggaamiyehoodii ugu horreeyey oo haween ah. Dalka Bangladhesh-na waxaa iyada oo maqan dil lagu xukumay Sheekh Xasiina oo ahayd Ra'iisal Wasaarihii h…

Ciidda macmalka ah ee carruurtu ku cayaarto oo hore looga helay walaxda Asbestos, ayaa laga helay in ka badan boqol goobood oo ku yaalla South Australia.

Barnmaaijikii Jimce 14 November oo dhammaystiran.

Financial planning can feel stressful for any parent. When it comes to saving for your child’s future, knowing your options helps make informed decisions. And teaching your kid hea…

Premierka Voctoria, Jacinta Allan, ayaa beeniysay inay soo rogtey sharciyada cusub ee dembiyada carruurta, cabsi ay ka gashay wararka xun ee laga fidiye awgeed. BBC-da Ingriiska oo…

Diyaar-grawoga doorashada golayaasha deegaanka gobolka Benaadir oo socda iyo shacabka oo lagu boorriyey inay qaataan kaadhka aqoonsiga si ay u codeeyaan. Puntland oo beenisay inay…

Gobolka Victoria ayaa noqday meeshii ugu horresey ee Australia heshiis sharci ha lagala galo dadka dhulka loogu yimid. Hoggaamiyaha xisibiga Liberal-ka, Susan Ley, ayaa la filayaa…

Labo mas’uul oo sare oo ka tirsan warbaahinta BBC ayaa iska casilay xilalkii ay hayeen ka dib markii lagu eedeeyay eex hay’adeed oo ka jirta BBC-da Ingiriiska. Waxaa la dhaliilay t…
