SBS Somali - SBS Afsomali cover art

Podcast

SBS Somali - SBS Afsomali

1,211 episodesLatest about 19 hours agoNew episode
Recorded in AustraliaAbout AustraliaSomaliNewsDaily NewsSociety & Culture
Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

Episodes — page 8

  1. Somalia News: Wararka Soomaaliya Arbaco 10 June 2026

    Wararkii Soomaaliya ee Arbaco 10 June 2026 halkan ka dhegeyso.

    06:48
  2. Waalididiinta oo dowladda Ingriiskia ku adkaynaya in ay caruurta ka mamnuucaan baraha bulshada

    Dalka Ingiriiska ayaa laga yaabaa inuu noqda dalkii ugu dambeeyey ee soo roga xannibaado waaweyn oo ku saabsan qaabka ay carruurtu u isticmaalaan baraha bulshada.

    09:44
  3. SBS Somali News: Warka Soomaaliga Talaado 9 June 2026

    Hoggaamiyaha Victoria, Jacinta Allan ayaa sheegtay in aanay hoggaaminteedu cidhiidhi ku jirin. Ra'yi-ururin la sameeyeyna waxaa laga arkay in xisbiga Labor-ka ee Victoria doorashad…

    04:25
  4. Dadka ku xiran xabsiyada ICE ee Maraykanka oo cuntada ka soomay iyo heerka is-dilkooda oo sarreeya

    Warbixintani gaarka ah ee SBS Soomaali waxay daaha ka qaadaysaa xaaladda naxdinta leh ee ka jirta xabsiyada dadka la masaafurinayo lagu hayo ee Mareykanka (ICE). Fashil dhinaca caa…

    08:41
  5. SBS Somali News: Warka Soomaaliga ee Isniin 8 June 2026

    Iran ayaa wareegyo gantaallo ah u riddey dhinaca Israel. Ingiriiska, Jarmalka iyo Faransiiskuna waxay soo jeediyeen in la is hor-fadhiisiyo madaxweynayaasha Ruushka iyo Ukraine, si…

    04:37
  6. SBS Somali Friday Program: Barnaamkii Jimcaha 5 June 2026 oo dhan

    Halkan kaga soo cesho barnaamijkii Jimce 5 June 2026 oo dhammays tiran

    43:16
  7. What to expect when visiting the veterinarian - Australia Explained: Maxaad filan kartaa marka aad rabbaayaddaada u geyso dhakhtarka xayawaanka-ka?

    Regular veterinary visits play an important role in keeping your pet healthy and happy. Find out what to expect at a veterinary clinic in Australia, from routine check-ups and vacc…

    11:18
  8. SBS Somali News: Warka Soomaaliga ee Jimce 5 June 2026

    Warka Jimcaha waxaa ka mid, Axmed Al Axmed, oo lagusoo dacweeyey inuu aabbihii darayo (Xuurto) ku qabtay, iyo Donald Trump oo tibaaxay inay sharaf u ahaan lahayd haddii u la kulmi…

    10:54
  9. Somalia News: Warka Soomaaliya ee Jimce 5 June 2026

    Dagaalladii ka dhacay Muqdisho iyo wixii ay dhinacyadu ka yiraahdeen.

    09:31
  10. SBS Somali News: Warka Soomaaliga ee Khamiis 4 June 2026

    Dowladda Federaalka Australia ayaa u jawaabtey Maraykanka oo ku daray dalal ay kusoo rogeen cashuuro dheeraad ah. Israel iyo Hesbollah-na waxay cusboonaysiiyeen heshiis xabbad jooj…

    04:21
  11. SBS Somali News: Warka Soomaaliga ee Arbaco 3 June 2026

    Wararkii Australia iyo caalamka ee maanta oo Arbaco ah, 2 June 2026, halkan ka dhegeyso.

    09:39
  12. Somali News: Wararka Soomaaliya ee Arbaco 3 June 2026

    Sheekh Shariif iyo iyo Xasan Khayre oo ka hadlay debed-bax loo ballansan yahay 4-ta June iyo Baydhabo oo bandow lagu lagu soo rogayo habeenkii.

    09:52
  13. Kuleyl Ka Daran Kii Hore Ayaa Soo Socda Sida ay Hay’adda Cimilada Adduunku sheegtay

    Warbixin cusub oo ay soo saartay Hay’adda Cimilada Adduunka ayaa ka digaysa in shanta sano ee soo socota ay dunidu wajahayso kulayl hor leh, iyadoo ay u badan tahay in la jabiyo ri…

    07:16
  14. SBS News Somali: Warka Australia iyo caalamka ee Talaado 2 June 2026

    Warka Talaadada ee Australia iyo caalamkia waxaa ka mid ah: Shaqaalaha mushaharka yar oo loo kordhiyey. Tirada dadka Australia oo gaartey 28 Malyan iyo Donald Trump oo xabbad-jooji…

    04:40
  15. Autism-ku ragga uun u gaar ma aha

    Warbixintani waxay daaha ka qaadaysaa isbeddelka weyn ee ku yimid fahamka Autism-ka. Xaaladdan oo muddo dheer loo ogaa inay ku gaar tahay wiilasha iyo ragga oo kaliya, ayaa cilmi-b…

    10:12
  16. SBS News Somali: Warka Isniinta 01 June 2026

    Wararkii maanta oo Isniin ah ee Australia iyo caalamka. Halkan ka dhegeyso

    03:57
  17. SBS Somali Program Full Friday: Barnaamikii Jimce 29 May 2029

    Waa barnaamijkii Jimcaha 29 May 2026 oo dhammays tiran. Warar iyo warbixinno ka dhegeyso

    42:25
  18. SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga SBS Jimce 29 May 2026

    Toban iyo shan arday ayaa ku dhintay dab ka kacay dugsi ku yaalla dalka Kenya. Qaramada Midoobeyna waxay cambaareeyeen weerarkii ugu dabmeeyey ee ay Israel ku qaadday dalka Lubnaan…

    11:22
  19. Royal Commission loogu baaqay baadhitaanka tacaddiyada loo geysto haweenka oo la isku khilaafay

    Dil dhowaan ka dhacay koonfurta-galbeed ee magaalada Sydney, ayaa dib u kiciyey baaqyo ku aaddan in la sameeyo, guddi baaris oo Royal Commission ah, si wax looga qabto dilalka loo…

    07:48
  20. SBS News Somali: Warka Soomaaliga ee SBS Khamiis 28 May 2026

    Wararkii Australia iyo caalamka oo maanta oo Khamiis ah ka dhegeyso halkan.

    04:29
Now Playing