SBS Somali - SBS Afsomali cover art

Podcast

SBS Somali - SBS Afsomali

1,211 episodesLatest about 18 hours agoNew episode
Recorded in AustraliaAbout AustraliaSomaliNewsDaily NewsSociety & Culture
Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

Episodes — page 7

  1. SBS News Somali: Warka Soomaaliga Talaado 23 June 2026

    Qoddobo ka mid wararkii Australia iyo caalamka ee maanta oo Talaado ah halkan ka dhegeyso.

    04:27
  2. SBS News Somali: Warka Soomaaliga ee Isniin 22 June 2022

    Halkan ka dhegeyso wararkii ugu dambeeyey Australia iyo caalamka qaar ka mid ah.

    04:07
  3. Mexico oo u gudubtay wareegga is-reeb-reebka, iyo Canada oo taariikh dhigtay

    Mexico ayaa noqotay kooxdii ugu horreysay ee u gudubtey wareegga is-reeb-reebka ee Koobka Adduunka 2026, kaddib markii ay 1-0 kaga badisay Kuuriyada Koonfureed maalintii siddeedaad…

    05:33
  4. SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Jimce 19 June 2026

    Halkan ka dhegeyso, wararkii caalamaka iyo Australia ee maanta oo Jimce ah 19 June 2026

    11:43
  5. Somalia News: Wararka Soomaaliya Jimce 19 June 2026

    Halkan ka dhegeyso wararkii Soomaaliya ee aannu maanta oo Jimce ah ka helnay Muqdisho

    09:08
  6. How do charities and individual fundraisers work in Australia? - Australia Explained: Hay'adaha samafalka iyo deeqo-ururinta Australia sid ay u shaqeeyaan iyo sharciyada

    What are the rules around raising money and charities? How can you ensure you don't get scammed? Here is what you need to know if you're donating, raising money yourself or launchi…

    09:15
  7. Sida ay kubbadda cagtu dadka ugu samayso is-beddel wacan

    Kubbadda cagtu ma aha oo keliya jimicsi iyo madadaalo. Waxay noqon kartaa aalad loo adeegsadao isu-soo dhoweynta iyo wada-jirka bulshada. Gaar ahaan dadka dhowaan dalka soo galay,…

    08:15
  8. Maalintii 6-aad ee Koobka Adduunka: Messi, Mbappé iyo Haaland oo gilgilay garoomada dalka Mareykanka

    Maalintii 6-aad ee Koobka Adduunka ayaa la dhigay taariikho cusub; Lionel Messi ayaa noqday ciyaaryahankii ugu horreeyey ee u safta lix Koob oo Adduunka ah isagoo dhaliyey saddexle…

    05:32
  9. SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga ee Arbaco 17 June 2026

    Warka Af-Soomaaliga ee SBS, Arbaco 17 June 2026

    12:58
  10. Somalia News: Wararka Soomaaliya Arbaco 17 June 2026

    Wararkii Soomaaliya ee maanta oo Arbaco ah halkan ka dhegeyso.

    08:01
  11. #112 Keeping kids busy | Surviving school holidays (Med) - Learn English #112: Sida Ingiriisi loogaga hadlo mashquulinta carruurta

    Learn English phrases for keeping kids busy during the school holidays. Practise everyday English for talking about children’s behaviour, boredom, and common challenges at home. -…

    12:54
  12. SBS Somali Program Full - Friday 12 June 2026: Barnaamijkii Jimcaha oo dhan

    Barnaamijkii Jimce 12 June 2026 oo dhammaystiran halkan kaga soo cesho - Wararkii Australia, caalamka, Soomaaliya iyo cayaaraha.

    44:03
  13. World Cup Daily: Mexico iyo Korea Republic oo guuleystey maalinkii furitaanka

    Xulalka Mexico iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa ku guuleystey kulamadooda koowaad ee Koobka Adduunka ee FIFA 2026, iyadoo dhanka kalena xulka Socceroos ee dalka Australia uu sii wado…

    05:29
  14. SBS Somali News: Warka Soomaaliga ee Jimce 12 June 2026

    Halkna ka dhegeyso warka maanta oo Jimce ah 12 June 2026

    10:44
  15. Falanqaynta Horyaalka Kubadda Cagta Adduunka

    Falanqayn xiiso leh oo ku saabsan cayaarihii kubbadda cagta adduunka oo bilaabmay. Labadii kooxood ee furay iyo xog ku saabsan garsoore Omar Abdiqadir Cartan oo Maraykanka laga soo…

    04:48
  16. Somalia News: Wararka Soomaaliya Jimce 12 June 2026

    Madaxweynaha Cusub ee Koonfur Galbeed Soomaaliya oo xilka la wareegey iyo gudaha Xamar oo lo'da laga mamnuucayo ayaa ka mid ah wararka Soomaalia ee maanta oo Jimce ah.

    08:23
  17. Xirfaddii qadiimiga ahayd ee dalka Jabbaan (Karate) oo daawo u noqotay walbahaarka casriga ah

    Daraasado dhowaan la sameeyey ayaa muujinaya in ku dhowaad kala bar dhallinyarada dalka Australia ay la tacaalayaan culaysyo dhanka nafta iyo maskaxda ah. Falanqayntan waxaanu ku e…

    07:40
  18. SBS Somali News: Warka Soomaaliga ee Khamiis 11 June 2026

    Halkan ka dhegeyso wararkii Australia iyo caalamka ee Khamiis 11 June 2026

    05:05
  19. Are electric vehicles worth it in Australia?| Fuel in Focus - Australia Explained: Baabuurta EV-ga Australia ma u qalmaan in la iibsado?| Fuel in Focus

    Electric vehicles are becoming more common on Australian roads as fuel prices remain unstable and more drivers look for cheaper ways to travel. Here's what you need to know if you…

    09:02
  20. SBS Somali News: Warka Soomaaliga ee Arbaco 10 June 2026

    Wararka Arbacada waxaa ka mid ah: Iran oo loogu baaqay inay la shaqayso hay'adda kormeerta Nukliyeerka ee IAEA, iyo hoggaamiyaha mucaaradka Victoria, Jess Wilson, oo sheegtay inay…

    10:55
Now Playing