SBS Somali - SBS Afsomali cover art

Podcast

SBS Somali - SBS Afsomali

1,214 episodesLatest 1 day agoNew episode
Recorded in AustraliaAbout AustraliaSomaliNewsDaily NewsSociety & Culture
Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

Episodes — page 48

  1. Dadka Aboriginalka iyo Torres Strait Islander iyo Aqoonta xidigaha

    Dadka Aboriginalka iyo Torres Strait Islander ka cirku wuxuu u sheegaa dhaqmada ay kumaan jiil isugu soo gudbinjireen si sheeko, heeso, xaflado ama farshaxan.

    06:23
  2. Wararka SBS Somali 18 Sebtember

    Wararka SBS Somali 18 Sebtember

    09:59
  3. Wararka SBS Somali 17 Sebtember

    Wararka SBS Somali 17 Sebtember.

    05:07
  4. Wararka SBS Somali 13 Sebtember

    Wararka SBS Somali 13 Seb

    07:22
  5. Wararka SBS Somali 12 Sebtember

    Wararka SBS Somali 12 Sebtember

    04:10
  6. Australia Explained: Nidaamka caafimaadka ilkaha Australia

    Qaybtan ka mid ah barnaamujyadii Australia Explained waxaan ku soo qaadaynaa caafimaadka ilkaha ee caruurta iyo dadka qaangaarka ah ee Australia.

    10:28
  7. Wacyigalinta cudurka kansarka mindhicirka ku dhaca

    Waxaa Melbourne lagu qabtay barnaamuj dadka looga wacyigalinayo cudurka kansarka ku dhaca mindhicirka (bowel cancer). Waxaa soo qabanqaabiyay ururka East African Women's Foundation…

    10:23
  8. Wararka SBS Somali 11 Sebtember

    Wararka SBS Somali 11 Sebtember

    12:14
  9. Wararka SBS Somali 10 Sebtember

    Wararka SBS Somali 10 Sep

    05:11
  10. Wararka Soomaaliya 6 Sebtember

    Wararka Soomaaliya 6 Sebtember

    08:19
  11. Wararka SBS Somali 6 Sebtember

    Wararka SBS Somali 6 Sebtember

    07:00
  12. Wararka SBS Somali 5 Sebtember

    Wararka SBS Somali

    04:21
  13. Mohamed wuxuu u sharaxan yahay doorashada NSW

    Mohamed Daahir Hassan wuxuu u sharaxan yahay doorashada Gole Deegaanka Cumberland ee gobolka NSW.

    10:56
  14. Wararka SBS Somali 4 Sebtember

    Wararka SBS Somali

    13:17
  15. Sharuucda Aan Qornayn ee Goobaha Shaqo

    Qaybtan ka mid ah barnaamujyadii Australia Explained waxaan ku eegaynaa sharuucda aan qornayn ee goobaha shaqada iyo sidii aad u ogaan lahayd marka aad shaqo cusub bilaabayso.

    10:14
  16. Wararka SBS Somali 3 Sebtember

    Wararka SBS Somali 3 Sebtember

    05:09
  17. Booliska Muqdisho oo ka digay dhibaatada maandooriyaha

    Taliska qaybta guud ee ciidamada booliska gobalka Banaadir ayaa muqdisho kusoo bandhigay maandooriye kalagadisan oo boolisku soo qabtay, laguna gubay goob fagaara ah. Boolisku waxa…

    06:03
  18. How to protect your home from Australia’s common pests

    Siyaabaha - Australia dhexdeeda - aad gurigaaga uga ilaashan karto cayayaanka guryaha gala.

    09:19
  19. Wararka SBS Somali, Khamiis 29.

    Wararka SBS Somali, Khamiis 29.

    04:59
  20. Abdiaziz Farah oo ka waramaya halista Kansarka Mindhicirada.

    Kulun wacyi-galina, oo ku saabsan Kansarka Mindhicirada (Bowel Cancer) ayaa lagu qabtay Heidelberg West fiidnimadii Isniinta (Monday 26). Kulanka waxaa qabanqaabiyey Somali Elders…

    07:40
Now Playing