
Podcast

Ma doonaysaa inaad gurigaaga saarto muraayadaha koronatada laga dhaliyo (solar Panel)?

Waxaa magaalada Muqdishu lagu soo gabagabeeyay shirkii Madasha Wadayashiga Qaran oo mudo dhowr maalmood ah socda. Kulanka ayaa lagu waramayaa inuu is-afgarad la'aan ku dhamaaday. P…

Waxaa Sydney lagu qabanayaa barnaamuj looga hadlayo arimaha qaxootiga iyo magangalyodoonka. Waxaa qayb wayn ka qaadanaya barnaamujkaas Hani Abdille oo ah gabar qoraa ah, gabyaa ah,…

Wararka SBS Somali 8 Oct

Wararka SBS Somali 4 Oct

Wararka Soomaaliya

Wararka SBS Somali

Australia Explained: sida daymaha guryaha looga qaato Australia.

Wararka SBS Somali 2 October.

Waxaa Melbourne lagu qabtay xaflad lagu soo dhawaynayo Safiirka Soomaaliya u jooga Koofurta Sudan horena u ahaa Madaxweyne ku xigeenka Puntland.

Waxaa magaaladda Sydney lagu qabtay xafladda Africultural Festival oo ay sanad walba soo qabanqaabiso ururka Somali Welfare and Cultural Association oo ay madax u tahay Saada Abdik…

Wararka SBS Somali 1 Oct

Wararka SBS Somali 26 Sebtember

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullahi Deni, ayaa goob uu ka hadlayey ka sheegay in uu diyaar u yahay wadahadal uu la yeesho Dowlada Federaalka ee Soomaaliya.

Dr Maxamed Cabaas, ayaa Laanta Afsoomaliga ee Idaacada SBS ka waraysatay damaca Ethiopia ee bada Soomaliya iyo xiisada siyaasadeed ee ka dhalatay.

Hamdi Ali - oo isagu laf ahaantiisu u sharaxan (xubinimada Golaha Deegaanka ee Melbourne) - ayaan ka waraysanay, doorashada golayaasha Dowlada Hoose.

Qaar ka mida wararka SBS Somali ee maanta (24 Talaado, 2024)

Waxaa dalkan Australia ka jira guryo yari ba'an. Waxaan arintaas ka waraysanay Hamdi Ali oo arintana aad ula socda.

Wararka SBS Somali 20 Sebtember

Wararka SBS Somali 19 Sebtember
