SBS Somali - SBS Afsomali cover art

Podcast

SBS Somali - SBS Afsomali

1,214 episodesLatest about 14 hours agoNew episode
Recorded in AustraliaAbout AustraliaSomaliNewsDaily NewsSociety & Culture
Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

Episodes — page 32

  1. Climate Action: Is beddelka cimilada iyo Great Barrier Reef

    Sahamin sanadle ah oo lagu sameeyay qayb badda Australia ka mid ah, oo la yiraahdo, Great Barrier Reef ayaa lagu muujiyay, in noolaha la yiraahdo Coral oo ka baxa baddaas hoosteeda…

    10:31
  2. Barnaamij timaabo oo guryo cusub siinaya hooyada keli ah ee guri-la'aantu hayso

    Waxaa soo baxaya baaqyo lagu dalbanayo guryo raqiis ah, kadib markii ay sii kordheen tirada dumarka iyo gabdhaha hoy la’aantu ku dhacay. Hooyo laba carruur ah leh – oo duruufo adag…

    09:49
  3. Health Loneliness - Dareemmidda Kelinnimo

    Cilmi-baaris cusub ayaa walaac ku abuurtay khubarada caafimaadka, ka dib markii ay daaha ka qaadday dhibaatada kelinnimada ee ka jirta Australia.

    10:14
  4. SBS News_Flash Somali: 12 August 2025

    Baanka dhexe oo Austaralia ayaa la filayaa inuu maanta hoos uu dhigo dulsaarka lacagaha. Ra'iisal-wasaare Anthony Albanese ayaa Xammaas ugu baaqay inay hubka dhigaan. Donald Trump…

    04:17
  5. SBS News_Flash Somali: 11 August 2025

    Warkii Australia iyo caalamka ee maanta qodobbadii ugu door-roonaa.

    04:00
  6. SBS Somali Full Program: 08 August 2025

    Barnaamijkii Jimcaha oo dhammays tiran. Xayaysiis ku ma jiro.

    52:14
  7. #92 Asking for donations (Med) - #92 Asking for donations - Sida cid loo weydiiyo kaalmo/deeq.

    Learn how to ask for money or donations in English. - Baro sida cid loo weydiisto lacag ama deeq.

    16:57
  8. Somalia News - Warkii Sommaaliya: 08 August 2025

    Cudurka Gowracatada oo laga helay qaybo ka mid ah Soomaaliya iyo shirka madasha bani'aadannimada Soomaaliya oo ka furmay Baydhabo.

    09:23
  9. Is Australian tap water safe to drink? - Australia Explained - Is Australian tap water safe to drink? Biyaha Tuubada ma la cabbi karaa?

    Access to safe drinking water is essential, and Australia’s often harsh environment means that our drinking water supplies are especially precious. With differences in the availabi…

    11:07
  10. SBS News Somali: 07 August 2025

    Warkii ugu dambeeyey ee Australia iyo caalamka maanta oo khamiis ah.

    04:13
  11. SBS Somali Full Program: 06 August 2025

    Waa barnaamijkii Arbacada oo dhammaystiran oo laga reebay xayaysiis.

    50:25
  12. SBS News Somali: 06 August 2025

    Macallimiin ka badan 50,000 oo shaqo joojin ka sameeyey QLD. Qasnajiga Australia Jim Chalmers oo sheegay in ay AI-du u roon tahay waxsoo-saarka iyo kor-u-qaadidda heerka nolosha ha…

    08:53
  13. Somali News - Warkii Soomaaliya: 06 August 2025

    Warkii Somaaliya: Dabkii qabsaday suuq-bacaadka. Puntland oo sii deysey markabkii Turkiga.

    10:33
  14. Sannad-guuradii 80aad ee bumbadii atomig-ga ee lagu ridey Hiroshima

    Siddeetan sano ayaa laga joogaa markii uu Mareykanku magaalooyinka Hiroshima iyo Nagasaki ee waddanka Japan ku ridey bombooyin atomig ah intii lagu jiray dagaalkii labaad ee adduun…

    08:58
  15. SBS News Somali: 5 August 2025

    Warkii Australia iyo caalamka maanta

    04:24
  16. Dr Aways: WA Somali of the year - Waraysi

    Dr. Aweys Abdi Omar, oo ah dhakhtar Soomaaliyeed oo deggan magaalada Perth, ee gobolka Western Australia ayaa loo aqoonsadaday WA Somali of the year 2025.

    15:44
  17. SBS News Somali; 04 August 2025

    Toddobaadka qaranka ee dadka lumay oo lagu jiro ayay boolisku ka codsadeen dadwyeynaha inay soo sheegaan wixii xog ah ay ka hayaan dadka la waayey. Ra'iisal wasaare Anthony Albanes…

    03:53
  18. DIY Renovations: What you need to know before getting started - Australia Explained: Maxaad u baahan tahay inaad ogaato si aad gurigaaga gacantaada ugu dayactirato?

    Many Australians love rolling up their sleeves and undertaking their own home improvements. But before you grab a hammer or paintbrush, it’s essential to understand the rules and r…

    12:29
  19. SBS Somali Full Program: 01 August 2025

    Barnaamijka Jimce 01 August 2025 oo dhammaystiran oo laga reebay xayaysiis.

    51:32
  20. SBS News Somali: 01 August 2025

    Australia oo sheegtay inay aqoonsan doonto Falastiin laakiin aan weli sheegin taariikh. Ardayda Australiyana waxay soo dhoweeyeen sharciga heer federal ee loo ansixiyey si loogu dh…

    10:42
Now Playing