
Podcast

Ra'iisals wasaare Anthony Albanese, oo sheegay inay Iiraan amartay labo weerar oo Yuhuud neceyb oo lagu qaaday kaniisad yuhuuddu leedahay oo ku taalla Melbourne iyo warar kale.

Dowladda Labourka oo rabta inay ka dhabayso ballanqaadkeedii raqiisinta daawada hoos timaadda PBS. Dadka iibsanaya gurigooda koowaad oo shuruudihii laga khafiifiyey iyo hoggaamiyah…

Learn how to talk about cars and understand common Aussie car slang. - Baro sida looga hadlo baabuurkaaga. Faham erayo iyo weedho u gaar ah Australia (Ausy car slang)

Barnaamijkii Jimce 22 August 2025 oo dhammaystiran.

Kaamirooyin amni ayaa lagu tijaabin doonaa ilaa 300 oo ah xarumha xannaanada carruurta guud ahaan Australia, si wax looga qabto dhibaatada amni ee saameysay nidaamka xannaanada car…

Warkii ugu dambeeyey ee Soomaalia. Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhaleeceeyey madashii mucaadka.

You may hear the protest chant, “what do we want? Land rights!” —but what does it really mean? Land is at the heart of Aboriginal and Torres Strait Islander identity, culture, and…

Premier-ka Victoria, Jacinta Allan, ayaa sheegtay in si degdeg ah loogu baahan yahay dib-u-habayn heer qaran oo xeerarka badbaadada carruurta ah, sida kuwa heer dowlad-goboleed oo…

Shirka qaranka ee wax-soo-saarka dalka. Ra'iilsawasaaraha Israel oo Anthony Albanese ku sheegay mid daciif ah iyo warar kale.

Wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya.

Dhaqaale-yahannada ugu sarreeya dalka, hoggaamiyeyaasha ganacsiga iyo ururrada shaqaalaha ayaa shir heer qaran ah ku yeeshay magaalada Camberra toddobaadkan, shirkaas oo bilaabmay…

Ra'iisal-wasaare Anthony Albenese ayaa furay shirweyne lagaga arrinsanayo kobcinta dhaqaalaha. Madaxeeynaha Maraykankanka ayaa qorshaynaya kulan dhex mara labada madax-weyne ee Ruu…

Khubarada ku shaqo leh ayaa ka digaya khatarta dabka ka dhasha baytariyada gaar ahaan kuwa baabuurta electerigga, scooterrada, e-bike-yada iwm. Waxay sheegeen in lixdii bilood oo u…

Warkii Jimcaha ee Austarlia iyo caalamka

Warkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya

Bringing a pet into your home can fill it with joy and companionship – but it also comes with important responsibilities. In Australia, new pet owners need to be aware of legal req…

Warkii ugu dambeeyey ee Australia iyo caalamka

Barnaamijkii Arbacada oo dhammaystiran.

Wararkii ugu dabmeeyey ee Australia iyo caalamka

Xaaladda magaalada Beled-xaawo. M.weyn Hassan Sh. Maxamuud oo qaatay shahaadada is-diiwaan gelinta doorashooyinka.
