SBS Somali - SBS Afsomali cover art

Podcast

SBS Somali - SBS Afsomali

1,300 episodesLatest about 17 hours agoNew episode
Recorded in AustraliaAbout AustraliaSomaliNewsDaily NewsSociety & Culture
Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

Episodes — page 44

  1. Lacagaha kala duwan ee dawladu bixiso

    Dadka intooda badan mar uun ayay noloshooda dawlada lacago ka qaateen. Halkan ka ogoow lacagaha kala duwan ee dawladu bixiso.

    10:29
  2. Wararka SBS Somali 26 Maarso

    Wararka SBS Somali 26 Maarso.

    11:26
  3. Maxaa ugu muhiimsanaa miisaaniyadii xalay?

    Miisaaniyadii xalay oo canshuuraha looga jarayo shaqaalaha sidoo kalana dadka looga caawinayo biilasha korontada. #FederalElection2025

    06:24
  4. Sanad guuradii 6 aad ee weerarkii masaajidkii Christchurch

    6 sano ayaa ka soo wareegtay weerarkii lagu qaaday masaajid ku yaal Christchurch.

    08:15
  5. Qof Australian ah dhalashada ma laga qaadi karaa?

    Mucaaradka federaalka ayaa doonaya inay qabtaan afti dawlada lagu siinayo awood ay qofkii danbi wayn gala uga xayuubin karto dhalashada Australia.

    05:57
  6. Wararka SBS Somali 25 Maarso

    Wararka SBS Somali 25 Maarso

    05:42
  7. Wararka SBS Somali 21 Maarso

    Wararka SBS Somali 21 Maarso

    08:00
  8. Wararka SBS Somali 20 Maarso

    Wararka SBS Somali 20 Maarso

    04:14
  9. SBS Somali Full Program 19 March

    SBS Full Program 19 March

    51:41
  10. Wararka SBS Somali 19 Maarso

    Wararka SBS Somali 19 Maarso

    08:17
  11. Kulan afur ah oo lagu qabtay Melbourne

    Waxaa magaalada Melbourne lagu qabtay afur ay ka qayb galeen qaar ka mid ah Jaaliyadda Melbourne.

    09:52
  12. Luqadaha kala duwan ee bulshada dalka loogu yimid

    In ka badan 100 luqadaha dadka dalka loogu yimid ayaa Australia oo dhan hadda looga hadlaa. Qaarkood dad aad U tiro yar ayaa ku hadla, intooda badana waxay qatar ugu jiraan inay ga…

    09:51
  13. Wararka SBS Somali 18 Maarso

    Wararka SBS Somali 18 Maarso.

    04:35
  14. Wararka SBS Somali 13 Maarso

    Wararka SBS Somali 13 Maarso

    04:23
  15. SBS Somali Full Program 12 March

    SBS Somali Full Program 12 March

    54:46
  16. Wararka SBS Somali 12 Maarso

    Wararka SBS Somali 12 Maarso.

    08:55
  17. Kulanka Somali Youth Nights oo lagu qabtay Melbourne

    Kulan dhalinyarada isku arkaan oo lagu qabtay Melbourne.

    08:53
  18. Wararka Soomaaliya 12 Maarso

    Wararka Soomaaliya: Weerarka Hotel Qaahira ee magaalada Beledweyne.

    14:14
  19. Isu diiwaangali doorashada soo socota

    Iyadoo doorasho kale oo federal ah ay dhacayso sanadkan, waxaa jira talaaboyin ay tahay inaad qaado ka hor inta aaddan codkaaga markii ugu horaysay dhiiban. #FederalElection2025

    07:39
  20. Wararka SBS Somali 11 Maarso

    Wararka SBS Somali 11 Maarso.

    06:33
Now Playing