SBS Somali - SBS Afsomali cover art

Podcast

SBS Somali - SBS Afsomali

1,298 episodesLatest 4 days agoNew episode
Recorded in AustraliaAbout AustraliaSomaliNewsDaily NewsSociety & Culture
Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

Episodes — page 38

  1. DEMENTIA PREVENTION: Ka-hor-tagga Illowshiiyaha

    Aqoonyahan Saynisyahan sare ah ayaa soo jeediey in xaaladda 'dementia' (Illowshiiyo) loo aqoonsado arrin caafimaad iyo mid dhaqaale xumo labadaba. In ka badan 400,000 oo qof ayaa l…

    10:13
  2. SBS Somali Full Program: 23 July 2025

    Barnaamijkii Arbacada 23 July 2025 oo dhammays tiran. Ka dhegeyso wararkii gudaha iyo debeddaba iyo warbixinno kale.

    51:42
  3. SBS News Somali: 23 July 2025

    Warkii Arbacada ee Australia iyo debeddaba

    09:20
  4. Somalia News : 23 July 2025

    Warkii ugu dabmeeyey ee Soomaaliya.

    12:51
  5. Parly Newbies: Xildhibaannada cusub

    Ka dib doorashadii baarlamaanka dalka ee bishii May ayaa waxaa Camberra isugu yimid afartameeyo xildhibaanno oo cusub.

    10:40
  6. Work Place Generations: Shaqo-takoorka Waayeelka

    Inkastoo da’da rasmiga ah ee hawlgabka ee Australia hadda tahay 67, ayaa haddana shaqaalaha da’doodu u dhexeyso 51 ilaa 55-jir badanaa loo arkaa inay yihiin waayeel aan shaqaalysii…

    07:44
  7. SBS Somali News Flash: 22 July 2025

    Ra'iisals-wasare Anthony Albanese, ayaa ixtiraam iyo qadderin u muujiyey soodhweyn-dhaqameedka 'Welcome to coutnry' oo lagu furay fadhigii koowaad ee baarlamaanka 48 aad ee Austral…

    05:01
  8. Cudurka MPOX ee Queensland

    Kiis labaad oo Virus-ta Mpox-ka la yiraahdo oo aan Australia ku badnayn ayaa laga helay koonfurta bari ee Queensland. Waaxda caafimaadka QLD ayaa sheegtay in qofka cudurka laga hel…

    05:35
  9. SBS Somali Full Program: 18 July 2025

    Qaybtii 2aad ee waraysi ku saabsan Tax Returns-ka oo aannu la yeellanay Xisaabiye Maxamed Garabey iyo warbixinno kale ayaa ka mid ah qaybaha barnaamijka.

    58:00
  10. SBS News Somali: 21 July 2025

    Warbixin cusub oo ay soo saareen 'Chronic Pain Australia' oo lagu dersay 5000 oo qof oo Australian ah, ayaa lagu sheegay in dadkaas oo la nool xanuunnada joogtada ahi weli ku dhibb…

    03:29
  11. What is a Justice of the Peace? When do you need one? - Australia Explained: Waa maxay GP?

    At some stage you will probably need help from a Justice of the Peace. It may be to prove your identity, to make an insurance claim or to certify copies of your legal documents in…

    12:57
  12. SBS Somali News: 18 July 2025

    Halkan ka dhegeyso wararkii ugu dambeeyey ee Australia iyo caalamka

    08:25
  13. Somalia News: 18 July 2025

    Dhegayso warkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya

    10:21
  14. SBS News Somali 17 July 2025

    Wararkii ugu dambeeyey ee Australia iyo adduunka

    07:15
  15. SBS News Somali - 16 July 2025

    Wararkii ugu dambeeyey ee Australia iyo adduunka

    09:21
  16. Somalia News - 16 July 2025

    Warkii ugu dambeeyey ee Australia iyo adduunkaba

    11:44
  17. MIGRATION EU: Tahriibta Yurub

    Ingiriiska iyo Farasnsiiska ayaa ku dhawaaqay qorshe tijaabo ah oo cusub oo tahriibayaasha doonni yar Ingriiska kaga soo gala dhinaca Faransiiska, dib loogu celinayo Faransiiska.

    11:21
  18. Baadhidda Macaanka (Diabtetes)

    Khubarada caafimaadka ayaa ku baaqaya in la qaado tallaabooyin hore si loo xakameeyo Sonkorowga oo ka mid ah toddobada cudur ee ugu waaweyn Australia ee sababa dhimasho.

    10:25
  19. Warka SBS Somali - 15 July 2025

    Reer Australia ayaa mar kale loogu baaqay inay ka feejignaadaan cudurka Meningococcal-ka oo hadda Australia ku jira.

    06:16
  20. Tax Returns: Mohamed Garabey

    Xisaabiye Maxamed Garabey oo macluumaad guud ka bixinaya Xisaab-celinta (Tax Returns)

    32:57
Now Playing