SBS Somali - SBS Afsomali cover art

Podcast

SBS Somali - SBS Afsomali

1,214 episodesLatest about 16 hours agoNew episode
Recorded in AustraliaAbout AustraliaSomaliNewsDaily NewsSociety & Culture
Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

Episodes — page 35

  1. Ururka BRICS oo ku shiraya Brazil

    Waddamada ku bahoobey ururka BRICS ayaa shirkoodii sannadlaha ahaa ku qabsaday Brazil. Xubnha ururka ayaa qorshaynaya inay hirgeliyaan nidaam lagaga maarmo kuu xidhnaanta Maraykank…

    11:01
  2. Warka SBS Somali 8 July 2025

    Ra'iisal wasaare Anthony Albanese, ayaa diiday baaqyo lagaga dalbaday in la dhiso guddi qaran oo ka hortaga nacaybka ka dhanka ah Yuhuudda. Golaha guud ee QM-na waxay ansixiyeen qa…

    06:31
  3. Warka SBS Somali - July 7 2025

    Baanka dhexe ee Australia oo la filayo inuu hoos u dhigo dulsaarka deynta guryaha iyo mucaaradka Victoria oo dowladda ku eedeeyey inay horey u dayaceen nidaamka la shaqaynta carruu…

    08:10
  4. Xeerarka Xannaanada Carruurta Vicitoria

    Victoria ayaa ka shaqaynaysa sidii ay usoo saari lahaayeen xeerar cusub oo lagu dhaqo goobaha xannaanada carruurta, ka dib markii la qabtay nin lagu eedeeyey inuu carruur faraxumee…

    08:16
  5. WARKA SBS full Prog 4 July 2025

    Hay'adda ACCC oo shacab- weynaha uga digtey dhagar budhcadda Internet-ka ah, warysiyo iyo maqaallo kale.

    56:22
  6. Warka SBS Arbaca July 02

    Wararkii ugu dambeyey

    54:40
  7. Warka SBS Somali 3 July 2025

    Ardayda hodanka ah ayaa la sheegay inay faa'iidoda ugu badan ka heli doonaan dayn-dhimidda dowladda Australia ku samaynayso daynta waxbarashada sare (HECS)

    06:01
  8. Warka SBS Somali Full Prog 3 July

    Wararkii ugu dambeeyey ee gudaha iyo debeddaba

    54:40
  9. Wararka SBS Somali 2 July

    Wararka SBS Somali 2 July

    12:37
  10. Soomaalidu maxay u dabaaldegtaa?

    Marka la fiiriyo dhibaatooyinka ka jira Soomaaliya, maxaa looga dabaal degaa waqtigii xoriyadda? Su'aashaas ayaa waxaa ka jawaabaya Dr Abdiwaahid Hassan.

    20:10
  11. Wararka SBS Somali 1 July, 2025

    Wararka SBS Somali 1 July

    05:52
  12. Iran oo diiddey inay barnaamijkeeda Nukliyeerka joojiso iyo dadaalka xabbad joojinta Gaza

    Weli waxaa socda dadaal xabbad-joojin ka dhacda Gaza. Iran-na waxay shuruur adag ku xidhay kormeerayaasha hay'add IAEA.

    11:00
  13. Sidee warbaahinta Australia u shaqaysaa?

    Xoriyatul qowlka iyo warbaahinta kala duwan waxay astaan muhiim ah u tahay dimqraadiyad caafimaad qabta.

    12:32
  14. SBS Somali Full Program 27 June

    SBS Somali Full Program 27 June

    53:53
  15. Wararka SBS Somali 27 June

    Wararka SBS Somali 27 June

    17:57
  16. Wararka SBS Somali 26 June

    Wararka SBS Somali 26 June

    04:25
  17. Wararka SBS Somali 25 June

    Wararka SBS Somali 25 June

    11:31
  18. Dr Siyat Hilow iyo socodka qaxootiga

    Dr Siyat Hilow ayaa qababqaabiyay socod dadka looga baruurinayo dhibaatooyinka qaxootiga iyo magan galyodoonka. Socodka loo bixiyay Big walk for refugees ayaa qayb ka ah todobaaka…

    11:38
  19. Wararka SBS Somali 24 june

    Wararka SBS Somali 24 June

    04:20
  20. Wararka SBS Somali 19 June

    Wararka SBS Somali 19 June

    04:50
Now Playing