SBS Somali - SBS Afsomali cover art

Podcast

SBS Somali - SBS Afsomali

1,298 episodesLatest 3 days agoNew episode
Recorded in AustraliaAbout AustraliaSomaliNewsDaily NewsSociety & Culture
Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

Episodes — page 11

  1. #113 Talking about winter comfort food (Med) - Learn English #113: Sida Ingiriisi loogaga hadlo cuntada lagu raaxaysto Winter-ka

    Learn English useful for talking about cosy meals and winter comfort food. Practise everyday phrases for describing cravings, warm meals, and food that makes you feel comfortable i…

    10:10
  2. SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Khamiis 25 June 2026

    Warkarkii Australia iyo caalamka ee Khamiis 25 June 2026 halkan ka dhegeyso

    04:54
  3. Ronaldo oo noqday cayaar-yahankii koowaad ee lix gool ka dhaliya koobabka adduunka

    Cristiano Ronaldo iyo Luka Modrić ayaa gaadhay guulo taariikhi ah maalintii 13-aad ee Koobka Adduunka, halka Australia-na uu dhaawacii Mathew Leckie dhabar-jab u geystey ka hor kul…

    05:03
  4. SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Arbaco 24 June 2026

    Halkan ka dhegeyso wararkii ugu dambeeyey ee Australia iyo caalamka - Arbaco 24 June 2026

    10:16
  5. Somalia News: Wararka Soomaaliya ee Arbaco 24 June 2026

    Baaqyo laga diray dagaalkii ka dhacay Adhi-Caddeeye. Shirkii wadatashiga amniga heer dowladda dhexe iyo dowlad-goboleed oo lasoo gabo-gabeeyey iyo Garoowe oo lagu xusay maalinta Ol…

    09:48
  6. Isku-badinta iyo dhimashada daroogada oo kor u kacday iyo baaqyo ku aaddan

    Saddex saacadood iyo badh kasta, Australia gudeheeda hal qof ayaa daroogo ugu dhinta. 2500 oo qof ayaa sannadkii 2024 oo keliya u dhintay daroogo, sida ay soo saartay Peninton Inst…

    08:43
  7. Lix bilood ka dib mamnuuciddii baraha bulshada ee carruurta; Maxaa la gaarey?

    Lix bilood ayaa laga joogaa markii carruurta Australia ee 16 sano ka yar laga mamnuucay baraha bushada. Maxaa is beddeley, dhallin-yaradu’se maxay ka yiraahdeen?

    07:45
  8. SBS News Somali: Warka Soomaaliga Talaado 23 June 2026

    Qoddobo ka mid wararkii Australia iyo caalamka ee maanta oo Talaado ah halkan ka dhegeyso.

    04:27
  9. SBS News Somali: Warka Soomaaliga ee Isniin 22 June 2022

    Halkan ka dhegeyso wararkii ugu dambeeyey Australia iyo caalamka qaar ka mid ah.

    04:07
  10. Mexico oo u gudubtay wareegga is-reeb-reebka, iyo Canada oo taariikh dhigtay

    Mexico ayaa noqotay kooxdii ugu horreysay ee u gudubtey wareegga is-reeb-reebka ee Koobka Adduunka 2026, kaddib markii ay 1-0 kaga badisay Kuuriyada Koonfureed maalintii siddeedaad…

    05:33
  11. SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Jimce 19 June 2026

    Halkan ka dhegeyso, wararkii caalamaka iyo Australia ee maanta oo Jimce ah 19 June 2026

    11:43
  12. Somalia News: Wararka Soomaaliya Jimce 19 June 2026

    Halkan ka dhegeyso wararkii Soomaaliya ee aannu maanta oo Jimce ah ka helnay Muqdisho

    09:08
  13. How do charities and individual fundraisers work in Australia? - Australia Explained: Hay'adaha samafalka iyo deeqo-ururinta Australia sid ay u shaqeeyaan iyo sharciyada

    What are the rules around raising money and charities? How can you ensure you don't get scammed? Here is what you need to know if you're donating, raising money yourself or launchi…

    09:15
  14. Sida ay kubbadda cagtu dadka ugu samayso is-beddel wacan

    Kubbadda cagtu ma aha oo keliya jimicsi iyo madadaalo. Waxay noqon kartaa aalad loo adeegsadao isu-soo dhoweynta iyo wada-jirka bulshada. Gaar ahaan dadka dhowaan dalka soo galay,…

    08:15
  15. Maalintii 6-aad ee Koobka Adduunka: Messi, Mbappé iyo Haaland oo gilgilay garoomada dalka Mareykanka

    Maalintii 6-aad ee Koobka Adduunka ayaa la dhigay taariikho cusub; Lionel Messi ayaa noqday ciyaaryahankii ugu horreeyey ee u safta lix Koob oo Adduunka ah isagoo dhaliyey saddexle…

    05:32
  16. SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga ee Arbaco 17 June 2026

    Warka Af-Soomaaliga ee SBS, Arbaco 17 June 2026

    12:58
  17. Somalia News: Wararka Soomaaliya Arbaco 17 June 2026

    Wararkii Soomaaliya ee maanta oo Arbaco ah halkan ka dhegeyso.

    08:01
  18. #112 Keeping kids busy | Surviving school holidays (Med) - Learn English #112: Sida Ingiriisi loogaga hadlo mashquulinta carruurta

    Learn English phrases for keeping kids busy during the school holidays. Practise everyday English for talking about children’s behaviour, boredom, and common challenges at home. -…

    12:54
  19. SBS Somali Program Full - Friday 12 June 2026: Barnaamijkii Jimcaha oo dhan

    Barnaamijkii Jimce 12 June 2026 oo dhammaystiran halkan kaga soo cesho - Wararkii Australia, caalamka, Soomaaliya iyo cayaaraha.

    44:03
  20. World Cup Daily: Mexico iyo Korea Republic oo guuleystey maalinkii furitaanka

    Xulalka Mexico iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa ku guuleystey kulamadooda koowaad ee Koobka Adduunka ee FIFA 2026, iyadoo dhanka kalena xulka Socceroos ee dalka Australia uu sii wado…

    05:29
Now Playing