← SBS Somali - SBS Afsomali
Maxaynu Weli U Raacnaa Xeerarkii Password-ka ee Kii Sameeyeyba Ka Qoomameeyey? artwork

Maxaynu Weli U Raacnaa Xeerarkii Password-ka ee Kii Sameeyeyba Ka Qoomameeyey?

SBS Somali - SBS Afsomali
13:19
Play episode

Show notes

Password-yadu dhib iyo madax-xanuun bay ku hayaan ku dhowaad qof kasta oo isticmaala, oo ay xitaa ku jiraan qaar ka mid ah dadkii dejiyey xeerarkooda. Dadkii horey u dejiyey xeerarka password-yada wacan ee aan la malayn karin, ayaa hadda talo kale inoo haya. Halkan ka dhegeyso sida aad u samaysan karto password ammaan ah. #sbsaudiopodcast

More from this show

More
Now Playing