SBS Somali - SBS Afsomali
Dowladda Federaalka iyo Mucaaradka oo heshiis ka gaaray xeerarka xayeysiisyada khamaarka artwork

Dowladda Federaalka iyo Mucaaradka oo heshiis ka gaaray xeerarka xayeysiisyada khamaarka

SBS Somali - SBS Afsomali
10:21
Play episode

Show notes

Wax-ka-beddelkii xeerarka xayaysiinta khammaarka ayaa la filayaa in la meel-mariyo ka dib markii ay dowladda iyo xisbiga Coalition-ku heshiis ka gaareen. Dhinaca NDIS-na hoggaaamiyaha mucaaradka Angus Taylor ayaa shuruud ku xidhay si ay u taageeraan. Halkan ka dhegeyso.

More from this show

More
Now Playing