SBS Somali - SBS Afsomali
Spain oo 2-0 kaga adkaatay Faransiiska, una gudubtay finalka Koobka Adduunka artwork

Spain oo 2-0 kaga adkaatay Faransiiska, una gudubtay finalka Koobka Adduunka

SBS Somali - SBS Afsomali
05:39
Play episode

Show notes

Spain ayaa u gudubtay final-ka Koobka Adduunka ee FIFA kadib markii ay kulankii semi-finalka 2-0 ku garaacday Faransiiska. Guushaas ayaa soo afjartay rajadii Faransiiska ee hanashada koobkii saddexaad ee taariikhdeeda, iyadoo haatan isu diyaarinaysa ciyaarta kaalinta saddexaad ee Sabtida.

More from this show

More
Now Playing